VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasra - Lyrics

Hablaha dunidan dhex jooga Adaa dhul dahab u muuqsan Dhabtii waxaad tahay hormuudka Dhamaan ku daydaan faceedu Dhamaysbaad tahay nasraay Dhaliil maba lihid xumaan Dhigaabaad u tahay haldoor Dhabeelbaad tahay qurxuda Gobiyo dhaladkii qarniga Dhanbaaladu way xuseen RABINA u dhameeyay sharaf Dhaayihii ku arkaa qancee Dhibaato ha mudan nasraay Dhildhilan qorqornidiyo jooga Dhexdaada qiyaasan muuqa Dhalaal wacaneey hanaanka Waxaad tahay dheeman dumar Sidaad ugu dhaadato guusha Gobaad tahay himilo dheer RAXMAAN kuma kala dhantaalo
Queue is empty
-- / --