VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka daadihii - Lyrics

damaca igu jira qof daadihin kara dawada caashaqa durbaba siin kara dareenka rasmiga ah dugsi u noqon kara cadawga duulka huuno kala dila dibnaha gooyo dacar cabsiin kara ayaan doonayaa ayaan doonayaa dunida maanta ah qof walba dookhii ayaa u daranee aniga daganeey adaan ku doortee jacaylka daadihi dalkiyo dibada qof ila dagi karo danaha gaarka ah qof ila dabi karo daruurta cirka dayaxa ila taga kuwii ina daba gala caashaqa dumin raba qof ila dafiroo dabka ka damin kara ayaan doonaya ayaan doonayaa
Queue is empty
-- / --