VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhoola tus - Lyrics

sawtaad ii dhagaad nuglayd warkaaguna dhawrsanaa sawtaad isa bila ahayd dhamays dumaro jeclaa dhambalkaagii wacnaa miyuu dhagar maaganaa jacaylkii dhaxalka ahaa ma dhawr waji lahaa dhibtaan kuu diidayaa dhulkaan kaa qaadayaa dhabtaan kugu haynayaa ma dhoola tus bay ahayd sawtii aan kugu dhignaa dhaynkaygana aad ahayd sawtii aad dhoofsaniyo dhabeel hufan aad ii ahayd dhawaaqaagii samaa miyuu dhalanteed ahaa xidhiidhkii dhaadanaa miyuu dheyel kaa ahaa
Queue is empty
-- / --