VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kutubeey - Lyrics

Kalgacalkaylkan bari hore Kadis iigu yimidbaa kulayl Igu abuuro lakufaa kacaya Sida kaliya mooyaan ama Ka hortageeya wadnuhu Waa i gawleeyo kubto Way i xanuuntay Kubtu way xamowday kaalay Ha iga kudine iiku iikaalay Kaymadoobe ma ihiye kalay Waan kuu kurbooday kalay Iikaalay hindooy kaalay Kasbashada naftaydee Aduunyada korkeeda Kol aan ku helo mooyee Kaa kaaftoomimaayee Kaftankiyo ciyaaraha Kol ay tahay habeenkii Kulankaba ma aadoo Cidlaan kali wareegaa
Queue is empty
-- / --