VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawaahir - Lyrics

jacaylka qofaan jab soo aragoo jiriyo cudur jeegaan ka ridin miyuu kuu jixinjixaayoo misana kuu jiidh naxaa qofaan jahwareer ku dhiciniyo jar iyo buur aan jaf soo odhan miyuu kuu jixin jixaayoo misana kuu jiidh naxaa jadhjeedhsiga waayahaniyo duruufahan joogtada ah ma moogine ma ku jilcaayee jawaahir jawaabta ila aro jacaylka qofaan jugtiis qabanoo jibaad olol jiifka aan dagin miyuu hurdo jiifsadaayoo misana soo jimicsadaa qofaan jeedaalku dhigano jac iyo ceebaan jirinoo miyuu kuu jeedayaayoo misana kula joogayaa
Queue is empty
-- / --