VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Idil ‘ Asluub badaneey’ - Lyrics

Baydka Koobaad Shimbir Agagaarka wadnaha Hadaanad ku ool Aroor walba Kumaan amaaneeneey Asluub badaneey Amaan badaneey Sidii ubaxii Udgoon badaneey Waxaan Idileey Ku oon bixi laa Anigoo dileey Aroos kula gala Adoo ooridayda Noqdoo ubada dhala Ilwaad quruxeey Ilwaad quruxeey Magool Oohinta idhahaygii Aan baranin Adigay aawadaa Ilmeeyaaneey Asluub badanoow Amaan badanoow Sidii ubaxii Udgoon badanoow Waxaan Aabiyow Ku oon bixi laa Adoo Aabiyow Aroos ila gala Anigoo ooridayda Noqdoo ubad dhala Ilwaad quruxoow Ilwaad quruxoow Baydka Labbaad Shimbir Intaan uumanaa Aabidkay idilkii Adoo kale aadmi Kuma aradeey Asluub badaneey Amaan badaneey Sidii ubaxii Udgoon badaneey Waxaan Idileey Ku oon bixi laa Anigoo idileey Aroos kula gala Adoo ooridayda Noqdoo ubada dhala Ilwaad quruxeey Ilwaad quruxeey Lyrics by Hanad
Queue is empty
-- / --