VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadow maxaad ku talin lahayd - Lyrics

Aan damaq jacayl dad is raba warkood kaa daadajee waxay ugu darnayd markii aan dulmi taan dunida rabay iyadoo doog dhex jiiftoo daawanaysa ubaxoo soo raaxa damacday durba garayski furatay sii daysay timihii aan idhi ma daysaa mise waad dugsiisaa dibnaha ma isa saartaa yaa dookhu heli jirayeey dadaw maxaad ku taliday Aan dad iyo maal deeqaha ilaahay kaa daadaajee marna waxaan ideynay dumar iyo dhibtood hor ilaahay deyn wuxuu sida daruuraha sagal waa'u daalacay mamid muuqa dahab loo hadaan anigu daynlaa dahaa igu dirqinayee aan is idhi ma daysaa mise waad dugsiisaa dibnaha ma isa saartaa yaa dookhu heli jirayeey dadaw maxaad ku taliday
Queue is empty
-- / --