VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dad hadaad is qabataan - Lyrics

Dad hadaad is qabataan Ilayn waad la doodaa Dugaagoo ku weerara Yur baa lagula dabaalaa Duufaanka xooga leh Waa laga ducaystaa Shay kastoo nafta u daran Waxbaa lagula daalaa Bello waxa u digo kulul Damci xume jacalylkaa Daan daansi badanaa Waa dira diraalee Ninkuu maalintaa dago Ama uu la helo dabar Ayaa diifka abadkii Dusha aad ka garataa Darani inuu helay Uu dakharo kaga tagay Anna doorsan waayuhu Daraygiisa may sudhay Midaan digigixoonayn Aa naftu maydulgalsaa Naftu naftu naftu Naftu maysku duubtaa Iyana may igu digataa Inaan doono mooyee Miyaan dibad ka hoydaa Dabku huro jaleecada Uuka beermo daymada Dunqulaalka shaydaan Dhedo iyo xanuun iyo Dabkay huriso barashadu Inuu cudur da wayn yahay Nin kuu helo dawoobayn Inuu yahay dabiibtii Intuu hore u dabar jaray Ninkii qays ahaa kow Ku daroo cilmina laba Afartuu deldeliyoo Ma ceeblaa dub loo arag Inta layla kaga daray Intuu daarka aakhiro Ku daboolay caashaqu Hodan haw danbaysee Ma cid bay ka dedan tahay Ana doorsan waayuhu Daraygiisa may sudhay Midaan digigixoonayn Aa naftu maydulgalsaa Naftu naftu Naftu maysku duubtaa Iyana may igu digataa Inaan doono mooyee Miyaan dibad ka hoydaa
Queue is empty
-- / --