Masaafada aad jirtiyoh
Maqnan taadii fogida
Sarirtiyo guriga maran
Inteey murugiyo xanun xanun Xanun i badeen ma yara….2X
Qalbigaa moraalka ka tagay
Xusuusi miyey dhaydaa
Ma weelo kuley ku tahay
Maxeey lahaan shadu tartaa…2X
Macaan haddii aanad imaneyn
Jaceylkiyo muha shadeyda….2X
Inaan maaro iyo xal toona
Mid naba lo hayn ogsoonow…..1X
(((BOGGA LABAAD)))
Jaceylku naf uu mulkiyay
Mareed caanshaqu ku xiray
Rajadaa maqan nee laheen
Maalmaha isa soo rog rogaa
Rog rogaa tilmaan tii ma laha
Badan…..2X
Niyada hamigaa ku maran
Baxnaano miyuu helaa
Hawaawiga ani igalay
Hiroogu miyuu ba’ashaa…..2X
Macaan haddii aanad imaneyn
Jaceylkiyo muha shadeyda….2X
Inaan maaro iyo xal toona
Mid naba lo hayn ogsoonow…1X )))
lyric by : Dayran omar