VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arooska - Lyrics

waa udug galkacalkuye ibraahiniyo aaminaa nurkan caawa baxaye kuligood isugu yimid arooskiinan fiiriya aayihiina guurka ehelkiyo asxaabtuba ubaxyada ay lulayaan amaanbaad ku mudan tahaye waa ayaamo farax leh eebo waxaan baryaynaa jacaylkaad abuurteen dhidibada u taagteen inaad wada adkaysaan awlaad xariiro ibraahiniyo aamina xuma laga ilaasho hela ubad xalaala idinkuna xaqdhawr iyo sida laba is jaceloo saha wadaago xiligana la kaawsada
Queue is empty
-- / --