Cidla lama ammaanee
Haybadiyo haannaaniyo
Qurux hagar la’ oo wacan
Tii lagu hagoogaay
Waxaad la heertaa
Waddankeenna hodankaa
Xagga bari illaa hogatada
Biyo kulul lagaaga helo

Dhulku halacleeliyo
Harweenta sookici caafimaadka laga helo
Hadal tira ka weeyn yahay
Hurgunkii ku waayoo
Dareenkaaga haryee
Dakhar umadda howdigaa

Exit mobile version