VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo noqo - Lyrics

karti laygu darayee han dadaal idhaahdiyo dardar galisadaydii durba tabayay meeday sidaad iiga durugtaan udayaysanahayoo dayactira daryeelay farxad lagu dalxiisiyo wanaagbaa danbeeyoo qalbi aad la daristaa raali galinta soo diray laba dani dhextaalaa marmar inay isdiidaan daain iyo ilaa abid waa dabeecad aadmiye ha iga dudine soo noqo da' intii is xulatee dookh la isku raaciyo dareen uu mideeyaa kolkol hadal kaduulaa hadaan la isku duubnaan ma ogtahay daleediyo qofba daraf haduu jiro dugsi kama helaayee sirtu waa dulqaadkiyo isku duruga garashada dabcintiyo is fahankee
Queue is empty
-- / --