markii aan wada bahownay
dhexdeena jaceylka beermay
haduu nacab xaynta baas
been uunagu kala dhantaalay
hadaad awgay basaastay
dhankeyga miyaan badbaadey
tabtuu boodhari kuwiiqmay
haduu balan kuu hor seeday
bukaankana kugu hosbeeyay
xusuus tii miyaan ka baantay
jaceyl bari samaadka
bogeyga anoon ka goynin
haduu calafkeenii baaqdey
adoon igu haysan beerka
mowlaay noloshaada beegso
xogteynu hadey kubaahdo
baraha bulshadeenA aduunka
sidii qays loo bayaanshay
bandhiga sheekadiisa
barashada lagu xussuusta
miyaan lagu baran iskuulkA
jaceyl yahow baaxad weyni
dhibkaad ibadiyo xanuunka
hadaan udhintoo god jeexdo
miyaan gali buug diwaanka

Exit mobile version