VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qamar - Lyrics

qamareey kalgacalkaa qalbigayga gelisa qoomayn hirgeyn qacda nuurka waagiyo oon baxay la moodye naftaa qancisaybaa marna kaala quusayn macaan kala qusayn qatarban ku suganhoo adiga i qasaaso iima hayn warkaygoo kalgacaylka ila qabo quruxdaadan nuurkiyo qolka qabadka lulayaa naftu kuu qushuucdee qaaradad ku dhalatiyo qayrkaa dhamaantood inaad tahay qurayshtoo kolay kuu qirnaa macaan ku qirnaa
Queue is empty
-- / --