VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibaaq dhalaal badan - Lyrics

Dhabanadaa qurxooniyo Dhararkiyo laafyaha Dhuuxaagan kala shuban Dhinacyada garbaha iyo Dhaxdo madag sideydii Midab aan is dhalan rogin Sanqaroorka dhilaane loo Dhameyay dhumucdiyo Suniyaasha lagu dhigay Hibaaq hibaaq dhalaal badan Hibaaq hibaaq dhalaal badan Midaan dheyman ku ak dhigo Ifka ifka hooyo kuma dhalin Indha dheegag dhal iyo Dhugashada u roon baa Dhaawacay halbowlaha Dibna hadlka dhiibo aan laga Dhargeyn baa qalbigeyga Dhalan rogay Tima dhuxul lamoodoo Dhaafaya araxdaa laqab Joogis igu riday Hibaaq hibaaq dhalaal badan Hibaaq hibaaq dhalaal badan Midaan dheyman ku ak dhigo Ifka ifka hooyo kuma dhalin. Lyrics by: Abdi deeq
Queue is empty
-- / --