VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caqli dumar - Lyrics

Inan yahay da'daadiyo Hablaha eynigaagaa Adaan kaa dhax eegton Adigaan ku ilaashadaa Oo aan nafteediyo uurkeygu Sidu rabay afka kaaga shekto Kuu soo bandhigay Adna inaad ikaliftoo Igu diidoo caashaqa Arin yaab leh weeyee Arin yaab leh weeyee Yeynaan kas xuma iyo Caqli dumar ku qaadine Waxa aan ku faray iyo Warkeygaba ha quursan Ugu fiirsha aadoo Nabsi lama amaahdee Iga saar xanuunkiyo Oonkaad igalisee Ila qaad kalgacalkaad Iigu baaqday inan yahay Adna inaad ikaliftoo Igu diido caashaqa Arin yaab leh weeyee Arin yaab leh weeyee Yeynaan kas xuma iyo Caqli dumar ku qaadine. Lyrics by: Abdi deeq
Queue is empty
-- / --