VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muuqdheer - Lyrics

inanyahay magooshee mahiigaan sidiisii maankayga qaadee maxaan kugu masaalaa muuq dheereey sheekadan nuurkeeda macaan maan seegin aniguye marinkeed ma haysaa waa mid inagu mudan dafiraynin maalmuhu MAWLE aan u magansanayn inanyahay magooshee dadka kala mug waynoo qurux lama masuugee maxaan ku masaalaa muuqdheereey sheekadan madasheeda dugsoon muxibay i galisoo marinkeed ma haysaa
Queue is empty
-- / --