VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hododdaamo - Lyrics

hoheey hurdo ma korisoo habaar nin qabaa ma hiilee hogaan cishqibaa i haleeloo huqdiisii la heedadaabee hubkiisiiyo heeryadiisii intuu heenso igu dhameeyo dabadeed heegada i saaree bagaan hinqaday u hadhayee baguu hinqadayuu u hadhayee haraan daganay haraadoo hogolba maan filin ku hoortoo humageediiba i heeroo halbawle sare i hafeeftee markaan hakadaan hanqaarmo dhulbaa i halwanaya haliso hoog weeyi hoodadabe habeen daaranbaan hilaabtoo hadhay cishqi hadimadiiyee hiyiga beenabaa i hanuunshoo hubaaq madhan ii horseedee markaan hakadaan hanqaarmoo dhulbaa i halwanaaya halisoo hoog weeyi hoodadabe hankiisu rag waa hodaayoo hamada beenaba u horseedee hawaawiga baas horjoogoo ha raacin habaq la hiishee halkaan ala hoos u eego hoogayga ku heeri goosto huqiyo nafsibaa i helaye
Queue is empty
-- / --