VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hay Illaawin - Lyrics

sida oori ninkeeda maalinuun laga aasay oydayooy samri wayday ama aarka libaaxa intaan uurka ka reemay ma iga kaa ogalaatay ha ilaawine hooy waa inaan is ogoono waxa geela af meer oogo loogu dhaqo ilimaa qaro duug looga ooda rogaa ayda loogu ceshaa inuu aayar ka dhaafo sida geersi irdhooboo laga aar gudanaayo dhulka aamini waayay waxaa uur jecelyaa afku kaa xadayaa ku idlaaday intaan kaa adkaysanayee waan ku aaminayaa adna hayga irdhoobin
Queue is empty
-- / --