1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
sambabadiyo beerkiyo
saableyda hoosiyo
qalbigreygaad sudhan tahee
sidaad iigu wayntaghay
samsameey aduunyada
cidna kulama simayoo
sanku dheefle adigey
naftu kaala soo catee
sahal yaanay kula noqon
saacii aduunkiyo
quruxdii sinaydee
hablaha ka soocdaay
sidaad iigu wayntahay
samsamey aduunyada
cidna kulama simayo
sanku dheef le
adigey naftu kala socatee
sahal yaanan kula noqon