VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacaltooyo - Lyrics

kalgacayl ku galayoo qalbigaaga gubayoo la guurayso maad arag guhaadkiisu kumuu helin gayaankaana kamaad gu'in gafna lama jideeyee GUULE waa ILAAH gacaltooyadaan qabo gilgilshayoo qaarada iimana garaabtide gurmad kaama helin kuma goyn adigoo garab iiga baahanin gacalooy geestayda soo eeg caashaqaaad i galisiyo naftu way galgalataa adigay ku goobtaa jacaylbaa i gubayoo inaad ii garawdiyo gabdhyahay jeclaystee garawsoo ogow
Queue is empty
-- / --