VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Luul geel - Lyrics

sida luuli geelo nafahii masariyo naagaha kafoofto labaa madhan danbeedyada guulaan madheedhayo naacaysa ubaxoo duulinaaya gurigii ayaad igu laacdayo madabkaaga luulkii lafahyga dheeriyo laabtayda galayoo waan kugu go yaa caashaqu laba weeyi ha uu loogin nacabkee reerkee xoogo nin huba hayaankii wuxuu laba legdoodo lunkiisa jabiyaba haqalkiin sa laayaba wixii leeylaboodadu ayaa lagu la hiila halkuu lawrku ku hayee tiiladan hablaha ugubna mid uunba nin laacibi luuqda uu qaada adna ha igu leecine jacaylka ila laba dhig
Queue is empty
-- / --