VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barkhad - Lyrics

baryo badan daraadaa ama bil iyo badhkeed baahidan i haysaa ku badnayd halbawlaha barkhadi jacaylkiyo bushaaradii naftaydaay badankaygan laabtiyo wadnahaad badh leeday haduu kugu bariisaday ana wuu igu badanyahee inagoo badhadhe ah ILAAHAY inoo bari boholyowga caashaqa badhtamaha habeenkii baaxaa dag mooyee bogan waayay jiifkoo baro aynu leenahay bari aynu yagleelnee baaqaygan soo raac aan barwaaqo gaadhne
Queue is empty
-- / --