indha jelooy la jiifkaaga jecliyaa
anajaloow la joogaaga jecliyaa

jalaqsaneey jacaylkaaga i haye
jiifsan maayo adaan kuu jeedaye

jalaqsaney aniga kaama joogi karo
ku jantayoo jidhkaa i dubaaxiye

Exit mobile version