VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daaweey nafteyda - Lyrics

dumar la simidee xubno dabacsani ubax dayr dhashiyo daauus la mood dibnahaaga iyo daymada indhaha marka daawada doontii jacayl damqashada wadnahu idigaamayaaye hawee naftaydoo daadahe qalbiga dumar kaaga hadhayee sida tahay darmaan ama geenyo danoo durdur meeliyiyo lagu daayay hawd dusha midabka iyo diban daadago dhabanada ku godan marka daawada inta laygu dido sida ruux dardaran la dubaaxayaaye
Queue is empty
-- / --