hadaad samahayga diiday
hadaad xumaan iladoontay
hadaan uduloobay owgaa
oo aanad iidiirnaxayn
daacadbaan ahaayoo
adaa iga danaystoo
dookhayga diidee
dulmiyey naftaydee
rabi daa in weeyee
adaa daaman saaree
samir iyo dulqaadbaan
ku dadaalayaayoo
allaan deeq ka sugayaa
deeqay ogsoonow
hadaad dibindaabyadaadii
hadaan u dulqaadanwaayo
ayaan dib kaag soo dagee
doqonbaan digaaxinoon
waan kugu daalee
maxaan kuu dul joogaa
idaryeeli waydee
rabi daa in weeyee
adaa daaman saaree
samir iyo dulqaadbaan
ku dadaalayaayoo
allaan deeq ka sugayaa
deeqay ogsoonow