VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walaac - Lyrics

Wanaag iyo Wacad Eedee Walbahaarka Adduunyo Waalalawgiyo Wayda Sidaan kuu Walhinaayay Anigoo ka Walaacsan Warka Waan la Socdaaye Inaan Waayahay Idhaahdo Wakhtibaanan u Hayne Warka Maad iga Qaadid Qofka Maanku Wareero Waala Waayo Tusaaye Adigaaba na Waalay Wadada aad Socotaana Waa Wadiiqo Hallawsan Dhana kuu Wadi Mayso Waxba Haygu Wareegin Wakhtigaaga Hawaayin Wacad Maynu Lahayne Lyrics by : Abdirahman Ahmed

Queue is empty
-- / --