VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Selel - Lyrics

Sida Soortu Gaajada Salaabaha u Mariseey Uga Siibto Jiidhkaad Nafta Uduga Saartaa Sidan Maayo Sararaha Sigibtira Baruurta oo Sidigtiyo Ujeedada Sirta aad ku Nooshahee Jacaylbaa Suntiisii Sahal Kuugu Mudayoo Halbawlaha Ku Sarayood Allaylehe La Seleshee ! Waxa kuu Sanqadhayee Sidka Kugu Abuuraa Anna Layga Soonshoo Kuu Sarbeebi Maayee Sheekada Sideedaba Gabdho Inan Lasii Wado Laygama Sugaayee Waxa Inan Sidayda ah Sahal Aragtideedii Waad Sahan Habawdee Jacayl waa Sad Iga Maqan Intaan Nacab Sakarayee Lyrics by : Abdirahman Ahmed
Queue is empty
-- / --