VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Olol mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdinuur Alaale
Olol Onko iyo Hillaac Ufo iyo Dabayl Roob Da’ay Aroor Haro Idhan Kajoogaan Arkayaa Xareed Aan u Oomanahee Arrin Lama fiaalniyo Udgooney Ayaan Darro se Waxay Tahay Geed Odaxle baad Ubaxyohow Kutaal Anna Eegmadaadii Iyo Aragtidaadii Jacayl Ma i Abbaaroo Uurkiyo Wadnaha Olol Ma Iga Baxay ! Umal iyo Dhibiyo Urugaan Qabaa Iyo Uur Nugayl Eebadii Kalgacalkaa Wadnaha i Abbaartoo Iga Oohisee Arrin Lamafilaaniyo Udgooney Ayaan Darro se Waxay Tahay Geed Odaxle Baad Ubax Yohow Kutaal Anna Eegmadaadii Iyo Aragtidaadii Jacayl Ma i Abbaaroo Uurkiyo Wadnaha Olol Ma iga Baxay ! Lyrics by : Abdirahman Ahmed codkii Abdinuur Alaale