VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adkeyso adaaw badheedhe - Lyrics

Jaceylkii wuxuu baanaaday markaad baanihiinii badiseen bilaneey huuno baxsaneey baridii idiinka ka beydhay Markaan Burca kaaga heesay jaceylkii aan ku baaqay balankii miyaad ku beegtay alleey leehee mad baxneynin Walidkaa oon ku bixinin balooleey in aan ciyaarno weliba boga ku salaaxo boqorkeynu muu baneyne adkeyso adaaw badheedhe Hadaad bogsateen haweeenoo raggii wuxuu baadi goobaa intii aad halyey bireyseen kuwaad bac madow u dhiibteen welib booliska ugu yeedheen abaayo miyaad ilowday Hadaad bogsateen haweeenoo raggii wuxuu baadi goobaa intii aad halyey bireyseen boodharigaad boqon ta goysee nkuwaad baradii ka saarteen abaayo miyaad ilowday Page ka Labbad Bintiiyey biri samaadkii hablihii bilicdoodu buuxday duleed lagu waa bariistiyo dabeylaha lama arkeynee Markaaan Boosaaso gaadhay maxaa Bur saciid ku geeyay jaceylkeynii aad bur burisiyo baxnaanadii aad xumeyseen Waxaa basan baaska keenay baroortuna ey ka yeedhay Bintiyey waa dhibaan bixinee tala walid keed ka booday ma maantey kula ba,naatay Hadaad bogsateen haweeenoo raggii wuxuu baadi goobaa intii aad halyey bireyseen kuwaad bac madow u dhiibteen welib booliska ugu yeedheen abaayo miyaad ilowday Hadaad bogsateen haweeenoo raggii wuxuu baadi goobaa intii aad halyey bireyseen boodharigaad boqon ta goyseen kuwaad baradii ka saarteen abaayo miyaad ilowday
Queue is empty
-- / --