Xaashidaan dabool-
Ayee dacalada ka
Xirayeen gaan urogay
Iyo jacayl kaan dug-
Siga dhigay x2

Dadku yaanu kaa
Garan doqon yaan
Warkaa helin
X2

Dibnahaagu yay
Nooqon kuwo ay
Dabayluhu hadba
Dhan u dalfinayaan
X2

Sheekadeenu waa
Dadan yay noqonin
Daalacan x2

Warku dibada yuu
Iman ana tayda
Igudaa x2

Ilaa doorka waayuhu
Aysoo durkinayaan
Xili dadab galkeenii
Inay maqasho dun-
Iduba x2

Dartaa baan umaq-
Anahay waana soo
Deg degayaa x2

Haduu daa im fud-
Udayn adna samir
Dugaasho waligaa
Ducada hay x2

Sheekadeenu waa
Dadan yay noqonin
Daalacan x2

Warku dibada yuu
Iman ana tayda
Igudaa x2

Exit mobile version