VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xasno - Lyrics

Guul kaamilaay Garashiyo aqooneey Gaashaanka samaheed Ku gadaaman nolosheey 2x Gacaliyo xigaaleey Geedkaan hadhsanaayiyo Gacaliyo xigaaleey Geedkaan hadhsanaayiyo Gacantaydii midigee Gaboodkaan dugsanayaay Hadhacaan ku gam,ayaay Gaboodkaan dugsanayaay Hadhacaan ku gam,ayaay Gaariduu ilaahey Guri iigu hooyaay Gaariduu ilaahey Guri iigu hooyaay Ifka faraxa aan gudhin Aakhiro janada gogol Guule ha ina siiyo Ifka faraxa aan gudhin Aakhiro janada gogol Guule ha ina siiyo 2x Guul kaamilaay Galad iyo wanaageey Gaydha iyo dhaxamaha Gu,ii aan huwanayaay 2x Moodkii gayaankaay Gobaad ina suldaaneey Moodkii gayaankaay Gobaad ina suldaaneey Tii gardaadinteedii Gobanimo la barayeey Guntimaha galgacalkaay Gobanimo la barayeey Guntimaha galgacalkaay Gaariduu ilaahey Guri iigu hooyaay Gaariduu ilaahey Guri iigu hooyaay Ifka faraxa aan gudhin Aakhiro janada gogol Guule ha ina siiyo Ifka faraxa aan gudhin Aakhiro janada gogol Guule ha ina siiyo 2x Ifka faraxa aan gudhin Aakhiro janada gogol Guule ha ina siiyo Guule ha ina siiyo
Queue is empty
-- / --