VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shukri - Lyrics

qof waliba halkay qoontiisu tahay ku qotomi daren runta lama qarshee waa waxa kuu qalmee aniguna qisadan aan qeexo hadalkee shugri qaaliyeey qiimaha dadnimo qaybta ugu mudan midii qaadataay quruxdii qalbigu ku qaboobayaay qoyskaan dhisiyo qormadaan dagee u qushuucayaay quman raaliyaa tahay marwo qayr qabtaa tahay iguma qaylisaa tahee hadii qaladba aan galo ii xil qariyahaygaay maradayda qaareey qudha hadii la bixin laa taan u quudhi laayay qayb wadaag rumaadey naf ku qaabishaa kuu qushuucdayoo wanaag kuu qirto qaraabiyo xigtiyo ehelkuna qadarin kuu hayaan xaq dhawr
Queue is empty
-- / --