VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wanaag badanba ku seegay - Lyrics

inaan sida dhaayahayga dhabtii saxar kaa ilaasho sal bay ani iga ahayde markaan sawirkaaga raacay solaan galay sooryo oodan inaan sigto may xumayne sursuur aan horay u eeday inaan mar labaad ku siibto ayaa badawnimo sifaysay naftaydana eeda saartay wadnaha inta aad ku soorto usii hadyad baan lahaaye qalbiga inta aad u siibto ka saar gacantaan lahaaye sidaan kula rabay sideeda habeena adaan ku seexan nafaan sina kaaga maarnin si wayn kuu lexo jaclaysa markaad sirtay eed saluugtay wanaag badan baa ku seegay wax fiicana maad samaynin la yidhi midi saawirteeda ama madax saan ku taalo ayaan midna laga samrayne sii soco soo soco nafataydu saakana waataa is keentay wadnaha inta aad ku soorto usii hadyad baan lahaaye qalbiga inta aad u siibto ka saar gacantaan lahaaye sidaan kula rabay sideeda habeena adaan ku seexan
Queue is empty
-- / --