nafuu helay nafoo hali jacal habaya
dhiigeyda hiigiyo naftaad hanadaba
hanatay maankeeda oo adiga ku heelan
baa heeso ku tirinee nafuu hayo hilowgii
kaclgacal hibashadeydii dheh hawaawigoo
naftuu daashado doonta hadalkaaga
ayaa halsta awgaa hurdiyo hakah odhan jiifeeye
adaa ku halan halay sidii hooyo ubadkeede
adigaa hubanti cihqigan kuu hayaa badane
hadmaad heli naftadoo hantoo nolo ku haasaawi
nafuu hayo nafoo hagayo oo caashaq hibanaysa
nafaan taqaa awgeed xubigaan heysan karin weyday
oo adiga hiil kaa rabta haatan ku nugulee
hinqashada daraadaa maftaan huguta leylkii dheh
hawadiyo naftaan heega sare samada heehaabtaa
ayaa haybiskaagiyo intaa doonta helistaada

Exit mobile version