dadkoo nacas igu ogayn
marban qaataa dulmiga
marbaan doqon liita iyo
nolosha matalaa dabaal
waayah unoqdaa daciif

danbaan leeyeheemarbaan
dadnida wacan muujiyaa danbiga
qofkaleeto galoo dhagtayda
marbaan sudhaa dulqaadka oonsocdaa

marbaan marbaan damacayga
iyo dareenkayga qarshaa
ayaamaha daalka badan
marbaan dalbaa adayg
wakhtiga wakhtiga daba luudiyaa

dunida malmaan karhaa
daqiiqado waan farxaa
dharaaraan diif mutaa
xaaldoodaa nolosha baas
anigoo dagayban arkaa

duruufta marban nacaa
daryeelka marbaan tabaa
ifkaba doorkaan mudaan
marbaan doonaa wacnaan

Exit mobile version