jacayl ayaa tiin lehban
abuuro waa ogeydoo
inta udugu ku mudayo
ilaasho waan adkee
abaydii sidii u dhowroo

markaan ku laha ugaaso
ujeedo fogban lahaa
afeef horaan lahaa
amaanada dhowr lahaa

markuu ubaxii isgaadhay
marku intifaac ka joogo
maxaa urxumada keenay
maxaa oyadaal xirdiiday
dagaal loogu ogayo
maxaa loo qiimo shegtay
yidhiba aflagaado keenay

abaaldaraneey hadaad
u jeedo xinkaad u buuxday
ilowsha dhawoo khadray
dhexdeena ka ooganoo
wuxunbay u guubo racdo
anigu kaa arsan maaye
illahban talada saartay

ilfuxshu kaa diloo
irbadu way laguma qalo
ogaalba makhraati fiican
eexana waa laga tagaa
iimanka lagu dagaaye

markay oomani ku fuushay
arooso fogban lahaa
irmankeeda foganee
agaa ma curan lahaa

Exit mobile version