VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amuun - Lyrics

dumarkaba sidooda inta inan ilwaad wacan daa'in u dhameeyee dacaladana hargaysana dariiqaad ka laabataba daymadoodu badantay ma daneeyo aniguye daahbaa la iga saaro amuunbaa ka doortoo darenkay i galisaa dawadayda noqotee aadmigu sidiisaba inta diradiraale ah kala dila dadka is jecel ayaa doorka maanta ah dunidaba ku badane dabnahaaga ha u furin
Queue is empty
-- / --