VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Allow guur - Lyrics

ma hanaan wanaagbaa ma midaan hawaystee u jeclaa haweenkaa ma midii haynkaygiyo hiyigaygu raacaa huradee wadnaha bidix hoy uga dhigaan la ii hooyay caawaba haa haa sayidow haa raxma hoodaleybaa laguu hooyay caawoo hido waxay ka wadataa halyaygii cismaaniyo hooyo caashoo idiin hanbalyaynee allow guur hagaagiyo qoys lagu hirtaayoo hoodiyo nasiib loo wiilal iyo hablaba dhala hanaqaada noqotaan ma halyaygii qayrkii ragba ugu horeeyee nafta aan u hurayaa ma halbawlahaygiyo hawhawlayaashii kala hurayay dhiigee wadnahayga habayaa la ii hooyay caawaba haaa haa raxmaay haa sayidow halyayaa laguu hooyay caawoo waa geesi hanadoo garashada ka hodanoo ehlu sharafooo idiin hanbalyaynee
Queue is empty
-- / --