1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
roob haduusa jirinoo
dhulku baadku jjiibsan
riyad joogi maysee
ridic geed mayeeshee
aniguna jamaadey
adaan kuu jirabanee
jidka dheer cidladabuu
jaceyl igu jiheeyee
inta heleji wAYnoo
jeegada u dhicinoo
jibadku igu bixinoo
cishqigaa jibaysanee
awgaa iga jaray cunada
jeexaaga ila qabo
jalbiskiyo ciyaaraha
hadaan jabax ba laga maqal
laysla jiibinynoo
cid jeclaysan maysee
jeex iga midaa tahee
qalbigaad la jaartaahoo
joog dheer macaaney
soo jaleec xageygee
inta helejin waynoo
jeegada u dhicinoo
jihaadkaygu bixinoo
cishqigaa jibaysane awgaa
iga jaray gasiinkii
jeexaaga ila qabo